Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Adis ababa

$
0
0

download

(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd u duulay Dalka Itoobiya oo ay booqasho rasmi ah ku aadeen.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka kusii sagootiyey Masuuliyiin ka tirsan labada Gole ee Dowlada uuna hormuud u ahaa Madaxweyne Xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiim Camey.

Madaxweyne Gaas inta uu joogo Adis ababa wuxuu la kulmayaa Masuuliyiinta Itoobiya, IGAD iyo Midowga Afrika.

Puntlandi.com – Garoowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles