Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Norway “Xaflada xuska 1 Ogoosto”

$
0
0

ogaysiisOgaysiis ku socda Reer Oslo Norway “Xaflada xuska dhalashada Puntland”Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee degan magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in ay Magaalada ka dhici doonto Xaflada xuska Sanad guurada 16-aad ee Aas-aaskii Puntland, xaflada oo ah mid si heer sare ah loo soo Agaasimay

maalinta sabtida saacada 1630 galabnimoXafladaan waxaa soo qabanqaabiyay Jaaliyada Puntland ee magaalada.Oslo

Goobta waa

Tuyenbkken 5 . Grųnnland

Ka soo horjeedka.basaarka,waxii faah faahin ah kala xiriira qabanqaabiyaasha xaflada.

1.dr.cabaas.                    Tel: 45812163

2.Axmed kaash.              Tel: 40981071

3.Mahad C/laahi. kali     Tel: 45543644

4.Axmed raage.               Tel: 46624642

Hadaba reer Puntland,yaan loo kala harin xuska maalinta qiimaha wayn ino leh ee la Aas-aasay Puntland-ta aan dhamaanteen wada jecelnahay.

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles