Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare C.weli iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo dhoweyn

Kismaayo, April 12.2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka...

View Article


Article 1

Orbit Telecommunication Co Puntland Somaliya Telephone landline  Ehel kala maqnaa iyo , Bushlo kala abaaddey , isugu keentay meel qur ah. Waxaa dhamaan loogu bishaaraynayaa  dadweynaha  ku nool dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Madaxweyne Gaas oo ku wajahan Galdogob iyo nawaaxigeeda

Waa Markii ugu horeysey oo Madaxweyne Puntland uu soo booqdo deegaanka ay kakooban tahay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug- Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo la socda ayaa...

View Article

Madaxweyne Gaas oo u ambabaxay Galdogob

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug, safarka Madaxweynaha ee Gadogob ayaa qayb ka ah booqashada Madaxweynaha ee Gobolka...

View Article

Raysal wasaare Cabdiwali oo kulamo kula leh Madaxtooyada Kismaayo...

Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed oo wali ku sugan Kismaayo ayaa saaka Madaxtooyada Jubaland ee Kismaayo wuxuu kulakulmey Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysal Wasaare Cabdiwali oo guulmuuqata ka gaaray booqashadiisa Kismaayo

Sida ay howlwadeenada Puntlandi xogo dhowra ku heleen kulamadii u horeeyey ee Dhexmaray Raysal wasaare cabdiwali iyo Madaxweyne Axmed Madoobe waxay ku dhamaadeen is afgarad iyo guul, Raysal wasaaruhu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo wadahadal u bilaaban doono

bishaan April 19 keeda ayaa lagu wadaa in Magaalada Garowe uu ka bilowdo wadahadal dhexmara Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland, wadahadaladaas oo ay hogaamin doonaan Madaxweynaha Dowlada Puntland...

View Article

Raysal wasaare Cabdiwali oo kurmeeraya Dekada iyo Qaybo ka tirsan Kismaayo

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane CabdiwalivShiekh Axmed oo maalintii labaad booqasho ku Juga Jubaland ayaa maanta bilibaabey inee socod ku kala bixiyo Illaha dhaqaalaha Jubaland,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Korneyl Bare Hiiraale oo Raysal wasaaraha DF ka diidey inuu...

Kismaayo– 13 apr.2014–Pi– Warar hoose oo rasmi ah oo ay heleen Hawlwadeenada Puntlandi ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed uu khadka Teleefoonka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Dr. Gaas oo Wali ku sugan Galdogob

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed cali Gaas iyo wafdigiisa ayaa maalintii labaad ku sugan Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug, Waxaana halkaas uga socda kulamo u kuur galida xaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fransiiska Dibindaabyada Muslimiinta Afrikada-DHexe xalka dalka ma aha.

W/Q Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan Colaadda hadda ka jirta dalka Jamhuuriyadda Afrikada DHexe ayaa salka ku haysaa markii ay dowladda Faransa aqoonsan weyday madax-weynaha ku-meel gaarka ahaa ee Muslimka...

View Article

Madaxweynaha oo Dib ugu soo laabtey Gaalkacyo

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa soo gabagabeeyey Safarkiisii uu kusoo kala bixiyey Degmada Galdogob wuxuuna dib ugu soo laabtey Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa intuu joogey Galdogob wuxuu la kulmey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Hay’ada Care International oo Siminaar 3 maalmood soconaya u...

Baargaal--14 Apr.2014--Pi-- Siminaar socday sadex maalmood oo lagu baranayay samaynta qorshayaasha horumarinta dugsiyada sare,iyo doorka gudiyadda waxbarashada  ee kuaadan maamuladda dugsiyadaoo loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal Dayniile ka socda oo dhexmaraya Ciidanka huwan magaca dowlada oo laba...

Muqdisho–14 Apr.2014–Pi– Maanta waxaa Degmada Dayniile hareeyey Dagaal dhexmaraya laba maleeshiyo oo ka wada tirsan Ciidanka huwan magaca Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, Maleeshiyada ayaa ukala baxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro+Warbixin) Dowladaha Puntland iyo Kuweyt oo Kala Saxiixday Heshiis...

Dubai–14 Apr.2014–Pi– Waxaa maanta magaaladda Dubai ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ka dhacay heshiis ay ku kala saxiixdeen Dowladaha Kuweyt iyo Puntland kaas oo ah dhisitaanka garoonka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Federaalka oo heshiis qarsoodi ah oo ku saabsan baarista shidaalka la...

London–14 Apr.2014–Pi– Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis Qarsoodi ah oo ku saabsan Shidaalka Soomaaliya ku jira waxay la saxiixatey Shirkada British Petroleum oo ah tan ugu wayn Ingiriiska ee...

View Article

British Firm to Explore Somalia Billions of Oil Barrels

Intelligence collected by Strategic Intelligence shows Somali Puntland province has 10bn barrels of oil reserves, making one of the top 20 countries holding oil. British oil giant British Petroleum...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Oo Maanta Booqday Degaano Ka...

Isniin 14, 04, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah masuuliyiinta golayaasha Dawladda ayaa maanta booqashooyin kala duwan kusoo maray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EXCLUSIVE: Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh iyo Qaar kamid ah waxgaradka oo...

Kismaayo–14 Apr.2014–Pi– Raysal Waasaaraha Dowlada Federaalka ah oo ay weheliyaan Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya iyo Safiirka IGAD ee Soomaaliya Ambassador Maxamed Cabdi Afay ayaa maalmahaan ku...

View Article

Faahfaahin Xaalada Taleex– Gudoomiyihii hore ee Degmada Taleex ee Maamulka...

Xaalada magaalada Taleex ayaa xiligaan ah mid aad u kacsan ka dib markii Ciidan uu hogaaminayo Gudoomiyihii hore ee Degmada Taleex u qaabilsanaa maamulka Khaatumo Mudane Jaamac Canshuur ( Ilweyn) oo...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live