Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin– Madaxweyne Gaas iyo Gaalkacyo xagee kala marayaan

Gaalkacyo–9 Apr-2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas wuxuu wali booqasho rasmi ah ku joogaa gobolka Mudug, Safarka Madaxweynaha oo qorshuhu ahaa 10 cisho ayaa ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Madaxweyne Gaas iyo Bulshada Gaalkacyo oo fikrado is dhaafsadey

Arbaca 09, 04, 2014 Madaxweynaha Dawaladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas iyo qaar ka mid ah golayaasha Dawladda oo safarkiisa ku wehelinayay ayaa maanta magaalada Galkacayo ee xarunta...

View Article


Somali Prime Minister Meets EU and UNMAS in Mogadishu

Somali Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended a meeting with the European Union and UNMAS to discuss on-going accomplishments in regards to safety and security within Mogadishu. The Prime...

View Article

Wararkii ugu dambeeyey Gaalkacyo iyo booqashada Madaxweynaha

Gaalkacyo–10 apr.2014–Pi– Gudigii heerka Wasiir ahaa ee Madaxweynuhu u xilsaarey baarista dilkii ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ayaa si qodo dheer wali ugu guda jira baaritaanka dilkaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso+ Sawiro:- Madaxweyne Gaas oo booqdey Xarunta tababarka Xanaanada...

Gaalkacyo–10 Apr.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland C/Wali Maxamed Cali ayaa saaka (Khamiis 10 April.2014) waxa uu booqday xarunta Xanaanada Xoolaha ee Magaalada Gaalkacyo oo ay gacanta ku hayso...

View Article


Raysal wasaare Cabdiwali oo saaka booqdey Buuloburde iyo Jowhar

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta booqasho ku aadey Buulo burde iyo Jowhar. Raysal wasaaraha ayaa soo indha indheynaya deegaanadaan. Faahfaahinta warkaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro hor leh Booqashadii Madaxweynaha ee Maxadka Xanaanada xoolaha ee...

Khamiis 10, 04, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay machadka xanaanada xoolaha ee ku yaalla magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro:-Mudaharaad Looga Soo Horjeedo Dilkii Loo Gaystay Saraakiil Ka...

Gaalkacyo–Khamiis 10, 04, 2004–Pi– Iyada oo dhowaan groonka diyaaradha ee magalada Galkacayo uu nin dhimirka ka xanuusanaya dil ugu gaystay laba nin oo ajnabi ahaa kana tirsanaa hay’adaha Qaramada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuum Eng. Cabdirashiid Xaaji Cabdulaahi Sheekh Ibaarim Baardheere...

Alla ha u naxariistee waxaa Gaalkacyo ku geeriyoodey 9 April.2014 Marxuum Eng. Cabdirashiid Xaaji Cabdulaahi Sheekh Ibaarim Baardheere, Waxaa geerida MArxuumka lagu wargalinayaa dhamaan Ehelka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Ayaa Maanta  Booqashooyin Ku Soo Kala Bixiyey...

Muqdisho, 10, April, 2014.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Safiirka Djabouti u fadhiya dalka...

View Article

Madaxweyne Gaas oo soo indha indheynaya goobaha Dowlada ee Degmada Gaalkacyo

Gaalkacyo,11 Apr.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. cabdiwali Maxamed Cali gaas oo wali ku guda jira booqashadiisa Gobolka Mudug ayaa saaka bilaabay inuu booqdo Qaybo kamid ah Magaalada...

View Article

Galmudug oo isbaaro u dhigatey 25 Gaari oo Xamuul ah kuna sii jeedey...

25 gaari oo ah nooca looyaqaan Candho meydle oo kusii jeeda Dhuusameer ilaa Baladweyne kana yimid Bosaso ayaa wali waxay ku xaniban yihiin Isbaaro ku taal Gaalkacyo iyo Galinsoor ee koonfurta magaalada...

View Article

Isku aadka Semi finalka Champion leage Real iyo Bayern oo fooda is daraya

Waxaa maanta oo jamce ah la qori tuur la isugu aadiyey afarta kooxood ee semi finalka Champion leageu is hardiyi doona. Kooxda Real Madrid ayaa ku aadeysa koixda ay ka walwal sanaayeen iney is arkaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro badan Madaxweyne Gaas oo maanta booqdey Qabriga Caqiidka

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Wasiiro, xildhibaano iyo xubno kale ayaa maanta wuxuu booqdey Qabriga Alla ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa sababay “Samaynta baraha wax lagu qoro ee websiteyaa loo yaqaan ayaa...

Websiyada ay soomaalidu leeyihiin ayaa hada waxaa lagu qiyaasaa kumanaan, qaar badan oo ka mid barahaas ayaa door muhiim ah ka qaata siday shacabweyna afsoomaaliga ku hadla ula wadaaagi lahaayeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Press Release “AMISOM forces rescue hostages from Al Shabaab”

PRESS RELEASE (For Immediate Release) AMISOM forces rescue hostages from Al Shabaab April 11th, Dhobley Somalia - In a brief operation on the outskirts of Dhobley town, AMISOM and Interim Jubba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbadii ay Soomaaliya ka jeedisey shirkii Caalamiga ahaa ee Dadka iyo...

7 april 2014 waxaa Xarunta Qaramada Midoobey ee New York ka dhacey shirkii diirada lagu saarayay horumarinta Dadka kasoo mudnaanta kowaad lasiiyey sidii loo horumarin lahaa Barnaamijka lagu tayaynayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin Dilkii Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo laba nin oo hor leh...

Gaalkacyo– 11 Apr.2014–Pi– Wali waxaa si qodo dheer oo hoose u socda baaritaanka Dilkii Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo loogu geystey laba nin oo ka tirsanaa Shaqaalaha qaramada Midoobey, Gudigii uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Sidii ay Ciidanka Kenya kusoo furteen labadii nin ee Al-shabaab heysteen

Ciidanka Difaaca Kenya oo kamid ah xoogaga Amisom ayaa Xalay howlgal balaaran oo ay qaadeen kusoo furtey laba Nin oo Kenyaan ah oo mudo Sadex sano ku dhow u afduubnaa Al-shabaab. Howlgalka ay Ciidanka...

View Article

Raysal wasaare Cabdiwali oo maanta kusoo wajahan Kismaayo

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta laga sugayaa Caasimada Jubaland ee Kismaayo, Raysal wasaaraha ayaa safarkiisa waxaa ku wehelin doona Wasiirka Amniga...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live