Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo u ambabaxay Galdogob

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug, safarka Madaxweynaha ee Gadogob ayaa qayb ka ah booqashada Madaxweynaha ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu sii mari doono deegaano Dhowra oo ka tirsan Degmada Galdogob.

Faahfaahinta warkaan kala soco wararkayaga dambe ee maanta.

Puntlandi
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles