Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Dowlada Puntland oo warmurtiyeed kasoo saartey Xaalada Taleex

Dowlada Puntland ayaa Markii u horeysey Warmurtiyeed qoraal ah kasoo saartey Xaalada Taleex ka dib markii Degmada Taleex ay gacanta ku dhigeen Maleeshiyo ka tirsan dadka Deegaanka oo lagasoo hubeeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo Nasasho ka muuqato,kuna sugan magaaladiisa

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Maleeshiyadii taabacsaneyd Soomaaliland oo isaga baxay Taleex

Maleeshiyadii taabacsaneyd Maamulka Soomaaliland ee shalay sida nabadgalyada ah ku qabsadey Taleex ayaa maanta isaga baxay iyagoo dib ugu ruqaansadey dhinaca Laascaanood, waxdagaal ah oo looga saareyna...

View Article

Safarkii Raysal wasaaruhu ku tagi lahaa Puntland oo dib u dhacey, maxay tahay...

Gaalkacyo–17 apr.2014–Pi– Safarkii qorsheysnaa in Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh uu ku tago Puntland ayaa dib loo dhigey, waxaa sidaas warka ku heley Puntlandi. Raysal...

View Article

Cabdi Qaybdiid oo maanta booqasho ugu yimid Madaxweyne Gaas iyo wadahadal u...

Hogaamiyaha Maamulka Koonfurta Mudug Cabdi Qaybdiid ayaa maanta Booqasho ugu yimid Madaxweyne Gaas, kulanka ayaana uga socda Xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo, Waxaa sidaas kusoo waramaya Wariyaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah– Diyaarad sida dad khaasa oo Raysal wasaare Cabdiwali Dalbadey...

Kismaayo–17 apr.2014–Pi– Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Mudane CabdiwalivSheikh Axmed Oo maalmahaan howlo culus ka wadey Jubaland ayaa guulo badan ka gaarey xalinta arimo dhowra, Raysal wasaaruhu...

View Article

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Denmark

Ogaysiis  Ogaysiis  Ogaysiis  Ogaysiis  Asc ww: Salaan qaali ah kaddib jaaliyadda dowlad deegaanka Soomaalida DDS ee magaaladda Aarhus waxay idin ku wargalinaysaa shir muhiim ah uu dhicidoono inshaa...

View Article

Dhagayso Isimada Sool iyo Cayn oo Shir Deg deg ah Buuhoodle isugu yimid...

Qaar kamid ah Isimada Gobolada Sool iyo Ceyn oo shir muhiim ah isugu yimid Buuhoodle ayaa baaqyo deg deg ah soo saarey, iyadoo Isimadau ay la hadleen shacabka Goboladaas Dal iyo dibadba. Hoos ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arin naxdin badan oo ka dhacdey Copenhegan “Wiil Soomaali ah oo hooyadiis diley”

Arin aad looga naxo oo ka argagixisey Soomaalida Degan Denmark gaar ahaan Caasimada ayaa shalay ka dhacdey Magaalada Copenhegan, wiil Soomaali ah oo 20 jir ah ayaa diley hooyadiis, illaa hada lama oga...

View Article


Gollaha Wasiiradda DF oo Magaacaabay Guddi Wasiirro Ah Oo Ka Soo Talo Bixiya...

Muqdisho, April 17, 2014– Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka...

View Article

Wararkii ugu dambeeyey ee Taleex iyo Xaalada Magaalada

Taleex oo mudo maalin ah ay gacanta ku hayeen Maleeshiyo isla deegaanka ah oo ka amar qaadanayey Maamulka Hargeysa ayay shalay galab isaga baxeen ka dibna waxay u ruqaansadeen Dhinca Laascaanood...

View Article

Ogaysiis DEG DEG ah oo ku socda Jaaliyada Jubaland ee Aarhus Denmark

Asc ww: Salaan qaali ah kaddib jaaliyadda Jubbaland ee magaaladda Aarhus Denmark waxay idinku wargalinaysaa shir muhiim ah oo dhicidoono Maanta oo Jamce ah inshaa Allah. Fadlan is gaarsiiya idinkuna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuum Cabdi Abshir Gabal oo Gaalkacyo ku geeriyoodey 17 april 2014

Waxaa magaalada gaalkacyo ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Cabdi Abshir Gabal taarikhda markay ahayd 17.04.2014 waxaan ka tacsi  marxuumka waxaan ilaah uga baryeeynaa janadii fardowsa ilaah ka...

View Article


Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo galabta Dooranaya Duqa Degmada iyo Madaxweyne...

Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa galabta shir ay isugu imaanayaan waxay ku dooranayaan hogaanka golaha oo ka kooban gudoomiyaha Degmada iyo ku xigeenadiisa. Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiwali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Gudoomiyihii Degmada Gaalkacyo oo la doortey .. waa kuma

Gudiga Golaha Deegaanka Gaalkacyo ayaa doortey Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ka dib codbixin wakhti gaaban qaadatey. Cabdicasiis Jamac Nugaal oo 15 cod helay ayaa ku guuleystey inuu noqdo Duqa Degamada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN+SAWIRO :- Duqa Degmada Gaalkacayo Iyo Ku Xigeenkiisa oo Maanta La...

Jimce 18, 04, 2014 Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay duqa degmada Gaalkacayo iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo kala ah...

View Article

Madaxweyne Gaas oo maanta booqdey Ciidamada Godod

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa safar aan horey loo shaacin amaanka awgeed wuxuu ugu ambabaxey Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug. Xerada Ciidamada ee ku taal Godiod ayuu saaka Madaxweynuhu booqdey,...

View Article


DHAGEYSO:— Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Hargeysa Xirsi Gaab oo waxuu doono...

Xaflad lagu soo dhoweynayay Garaad Jamac Garaad Ismaciil oo shalay lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa hadalo qiiro iyo xamaasad caadifadeysan ka jeediyey wasiirka...

View Article

DHAGEYSO:— Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Hargeysa Xirsi Gaab oo waxuu doono...

Xaflad lagu soo dhoweynayay Garaad Jamac Garaad Ismaciil oo shalay lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa hadalo qiiro iyo xamaasad caadifadeysan ka jeediyey wasiirka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Jubaland ee Aarhus-Denmark oo shir isugu yimid(Sawiro)

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 18 apr.2014 Dalka Denmark gaar ahaan magaalada Aarhus Waxaa ka dhacay shir muhiim ah oo ay jaaliyada Jubooyinka yeesheen, shirkaas ayaa ujeedadiisu ahayd siddii sare loogu...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live


Latest Images