Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Raysal wasaare Cabdiwali oo kurmeeraya Dekada iyo Qaybo ka tirsan Kismaayo

$
0
0

Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane CabdiwalivShiekh Axmed oo maalintii labaad booqasho ku Juga Jubaland ayaa maanta bilibaabey inee socod ku kala bixiyo Illaha dhaqaalaha Jubaland, Isbitaalka, Iskuulada iyovHa’ydaha Dowliga ah.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Raysal wasaaraha soo wareejinaya waxayna u kuur galayaan shaqada ka socota Hay’adaha ay booqanayaan.

Raysal wasaaruhu wuxuu shalay la kulmey Madaxda Jubaland waxaana laga wada hadley dardar galinta heshiis yadii hore iyo wada shaqaynta.

Puntlandi
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles