Orbit Telecommunication Co
Puntland Somaliya
Telephone landline
Ehel kala maqnaa iyo , Bushlo kala abaaddey , isugu keentay meel qur ah.
Waxaa dhamaan loogu bishaaraynayaa dadweynaha ku nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa in orbit telecom Campany ay keentay adeegyo baahi weyn looga qabay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Shirkada orbit telecom waxay idiin aysaa Telephone land line ah. telefoonka shirkadu bixiso waa land line waxaa lacag la’aan looga soo wici karaa USA CANADA Iyo dhamaan Wadamada Europe , aduunka intiisa kalana waxaa kuga soo wacaysaan qiime aad u jaban oo (raqiis ah).
Shirkadani waxay isku xiraysaa ehalka iyo asxaabta dibada ku maqan iyo kuwa gudaha jooga . Adeegyadaas waxay shirkadu kugu siindoontaa qiimo ku raali galin doona. Hadaba ka fa.iidayso adeegaan casriga ah .
Internet
Dadka awgeed adeeg helayoo ,Qofkii Orbit helaa ayaan badan.
Shirkada orbit telecom waxaa kale oo ay idiin haysaa internet DSL ah. Internet-ka ay shirkadu bixiso waa high speed Internet, nooca dunida ugu casrisan ee Fiber-Optic Oo tayadiisu sarayso.
Internetkaas wuxuu kaa haqab tirayaa waxkasta oo aad u baahantahay inaad ku qabsatid sida Download ,Upload .Attachment, .waa adeeg Customerka ay ku qanci doonaan.
Kala xiriir waxii faah faahin ah lambaradaan hoos ku qoran dal iyo dibadba adiga oo ku wacaya lacag la, aan.
Bosaso:
001-56772558010/567557000
Garowe:
001-5672552003/5672552005
Galkacayo:
001-5672661000/5672661010
Burtinle
: 001-5672612005/567262005
Qardho:
001-5672535000/5672535010
Galdogob:
001-567549010/567549000
Allah Mahad Leh