Waa Markii ugu horeysey oo Madaxweyne Puntland uu soo booqdo deegaanka ay kakooban tahay Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug-
Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo la socda ayaa maalmaha soo socda booqasho ku tagi doona Degmada Goldogob, wuxuuna noqonayaa Madaxweynihii ugu horeeyey ee Gaara Deegaankaas.
Madaxweynaha ayaa cagta sii marinaya Degaano dhowra oo ku yaal Galbeedka Gobolka Mudug inta uusan gaarin Galdogob, wali lama shaacin inta maalmood uu madaxweynuhu joogi doono deegaankaas.
MAdaxweynaha Dowlada Puntland ayaa bishii hore wuxuu bilaabay safar uu ugu soo kuur galayo xaalada deegaanada Puntland, wuxuuna maalmahaan ku suganaa Gobolka Mudug.
Puntlandi kala soco safarka Madaxweyna
Puntlandi.com
Gaalkacyo