Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha oo Dib ugu soo laabtey Gaalkacyo

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa soo gabagabeeyey Safarkiisii uu kusoo kala bixiyey Degmada Galdogob wuxuuna dib ugu soo laabtey Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa intuu joogey Galdogob wuxuu la kulmey Masuuliyiinta Dowliga ah, Waxgaradka Degmada iyo Ururada Bulshada ee deegaanka, waxayna ka wada hadleen baahida ka jirta Deegaanka iyo xoojinta amaanka.

Faahfaahinta soo noqoshada Madaxweynaha kala soco wararkayaga dambe.

Puntlandi
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles