President Hassan Sheikh Losing US and UK Confidence
Not long ago I read a personal letter wrote by a Somali who works for U.S. security and intelligence apparatus who claimed that the internal discussions about President Hassan’s government hasn’t been...
View ArticleJaaliyada Gobolka Kronoberg ee Dalka Sweden oo ka tacsiyeynasa geeridii...
TACSIINAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE GOBOLKA KRONOBERG EE DALKA SWEDEN OO TACSI U DIRAYSA EHELADDI IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY ALLAHA U NAXARIISTEE MARXUUN...
View ArticleMeydka Alla ha u naxariistee Cabdirsaaq Xaaji Xuseen oo lagasoo duuliyey...
Waxaa maanta oo arboco ah 5 febaraayo lagasoo qaadey Mareykanka Meydka Raysal wasaarihii Labaad ee Soomaaliya Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen oo todobaadkii hore ku geeriyoodey Dalka Maraykanka. Meydka...
View ArticleRaysal Wasaare Cabdiwali Sheikh oo qado sharaf u sameeyey Isimada Puntland
Raysal wasaaraha Dowlada federaalka Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta qado sharaf u sameeyey Isimada Puntland uga qaybgalaya aaska Qaran ee Raysal wasaarihii hore. qada sharafta oo ka dhacdey Xarunta...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo saaka markuu Muqdisho yimid kulan isa salaamid ah la...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta Muqdisho gaaray ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh Axmed, ka dibna waxay tageen Xarunta...
View ArticleWarsaxaafadeed–Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo Muqdisho ku soo dhoweeyey...
Muqdisho, February 6, 2014—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka...
View ArticleDaawo Ciidanka ilaalada Madaxweyne Gaas oo garoonka diyaaradaha Muqdisho uga...
Ciidanka Puntland ee sida khaaska ah u tababaran isla markaasna ilaaliya Madaxda Puntland Cutub ka mid ahayaa saaka intuusan Madaxweynuhu tagin Muqdisha uga sii hormaray si ay usugaan amaanka...
View ArticleTacsi– Samantar Maxamuud Muuse(samanter jeegahool) oo maanta oo khamiis ah ku...
Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada. waxaanu ka tacsiyeynaynaa geeridii ku timi Samantar...
View ArticleDhagayso, Daawana Sawirad Safarka Madaxweyne Gaas ee Muqdisho iyo maanta
Muqdisho–6 Feb.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta Muqdisho gaarey si ay uga qaybgalaan Aaska Qaran ee loo sameynayo Raysal wasaarihii ho¨re ee...
View ArticleWar Deg Deg ah– Villa Soomaaliya oo ay ka socoto Casha sharaf loo sameeyey...
Waxaa hada Villa Soomaaliya ka socdaa casha sharaf loo sameeyey Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdigiisa ka yimid Puntland si ay uga qaybgalaan aaska Marxuum Cabdirsaaq...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo khudbad ka jeedeiyey Casha sharaftii Villa Somalia
Villa Somaliya waxaa caawa casha sharaf loogu sameeyey Wafdigii Puntland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdiwali Mohamed Cali Gaas. Cashada caawa waxaa ka khudbeeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse,...
View ArticleAlla ha u naxariistee Marxuum Cabdirsaaq X. Xuseen oo Subaxa Jamcada la...
Jamcada 8:00 subaxnimo ayaa la sugayaa iney soo caga dhigato diyaarada sida Meydka alla ha u naxariistee Raysal wasaarihii labaad ee Soomaaliya Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen. Isla marka la keeno ayaa...
View ArticleWar Deg Deg ah— Meydkii Marxuumka oo hada la geeyey Qabriga oo ku yaal Balcad...
Meydka alla ha u naxariistee Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen ayaa hada lageeyey Qabriga oo ku yaal Xariiryaale oo Balcad iyo Xamar u dhexeeya. Boqolaal Qof oo u...
View ArticleWar Deg Deg ah— Alla ha naxariistee Raysal wasaare Cabdirsaaq Xaaji Xuseen Oo...
Waxaa hada Qabriga la dhigey Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen, Aaska Marxuumka oo boqolaal qof qabriga dhigeen ayaa hada lagasoo dareeray qabrigii. Aaska ayaa u dhacay sidii la qorsheynay oo amaan ah,...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo galabta kusoo laabanaya Garowe
Muqdishoi–7 Feb.2014–Pi–Madaxweynaha Dowlada Puntland prof. cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdigii la socdey oo maanta ka qaybgalay aaska Qaran ee Alla ha u naxariistee Raysal Wasaarihii hore Marxuum...
View ArticleDaawo ciidanka Ilaalada Madaxweyne Gaas oo Gidaarka Airporka saaran gudahana...
Saaka ayaa saxaafada Muqdisho waxay baahiyeen Warar been ah oo ay sheegeen in Cutubyadii Ciidanka khaaska ah ee Puntland loo diidey iney gudaha ugalaan Garoonka diyaaradaha Muqdisho xili uu soo galayay...
View ArticleDaawo Sawirada aaskii Qaran ee Raysal Wasaare Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen...
Innaa lilaahi wa innaa ileyhi Raajicuun Saaka waxaa Duleedka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho lagu aasey Raysal Wasaarihii labaad ee Soomaaliya ay yeelato Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseeen, Madaxweynaha...
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweyne Gaas oo Garowe u duuly
Waxaa goor dhaweyd Garoonka diyaaradaha muqdisho ka dhoogfey Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaainyay ee ka qaybgalay aaskii Qaran ee loo sameeyey iyo...
View Article