Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Madaxweyne Gaas oo Garowe u duuly

$
0
0

Waxaa goor dhaweyd Garoonka diyaaradaha muqdisho ka dhoogfey Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. cabdiwaliWar-Deg-Deg-ah Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaainyay ee ka qaybgalay aaskii Qaran ee loo sameeyey iyo duugtii Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen.

Madaxweyne Gaas ayaa intuusan ka dhoofin Muqdisho, aaskii ka dib wuxuu kulan albaabadu u xiran yihiin uu la qaatey Raysal wasaaraha dowlada Federaalka Mudane cabdiwali Sheikh axmed, mana jiraan war kasoo baxay kulankaas iyo waxa uu ku saabsanaa.

Madaxweynaha Puntland ayaa marka uu galabta Garowe gaaro wuxuu ka warbixinayaa safarkiisa Muqdisho hadii Alla idmo.

Sawirada guud ahaa safarka Madaxweynaha ee Muqdisho iyo aaska Marxuumka goor dhow naga filo.

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles