Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Villa Soomaaliya oo ay ka socoto Casha sharaf loo sameeyey Madaxweyne Gaas iyo Wafdigiisa

$
0
0

Waxaa hada Villa Soomaaliya ka socdaa casha sharaf loo sameeyey Madaxweynaha Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed CaliWar-Deg-Deg-ah Gaas iyo Wafdigiisa ka yimid Puntland si ay uga qaybgalaan aaska Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen.

Casha sdharafta oo uu gogosha dhigey Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ah mid aan arimo siyaasadeed looga hadleyn waa sida ay howlwadeenada Puntlandi ku heleen warar hoosee.

Madaxweynaha Puntlnd oo isaga amaankiisa ay gacanta ku hayaan Ciidanka Puntland ee la socda ayaa maanta wuxuu la kulmey Masuuliyiin ka socda Dowlada Turki.

Faahfaahinta warkaan kala soco wararkayaga dambe ee Caawa
Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles