Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Raysal Wasaare Cabdiwali Sheikh oo qado sharaf u sameeyey Isimada Puntland

$
0
0

Raysal wasaaraha Dowlada federaalka Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta qado sharaf u sameeyey Isimada Puntland uga qaybgalayaWar-Deg-Deg-ah aaska Qaran ee Raysal wasaarihii hore.
qada sharafta oo ka dhacdey Xarunta uu raysal wasaaruhu degan yahay ayaa waxaa kaloo ka qayb galay qaar kamid ah Isimada gobolka Banaadir.

Isimada Puntland oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka mid ahaa Wafdiga la socda Madaxweyne Gaas, iyadoo Madaxweynaha iyo qaybaha siyaasada ee Wafdigu ay iminka ku sugan yihiin safaarada Turkiga halkaasoo kulan Qado ah ay kula leeyihiin Safiirka Turkiga.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles