Innaa lilaahi wa innaa ileyhi Raajicuun
Saaka waxaa Duleedka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho lagu aasey Raysal Wasaarihii labaad ee Soomaaliya ay yeelato Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseeen, Madaxweynaha dowlada federaalka Mudane xaan Sheikh oo khudbad gaaban oo u badan taariikhda marxuumka jeediyey ayaa sheegey in Marxuumku uu ahaa geesi Soomaaliyee, Waxaa iyana hadley Xubno ka tirsan qoyska Marxuumka.