Waxaa hada Qabriga la dhigey Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen, Aaska Marxuumka oo boqolaal qof qabriga dhigeen ayaa hada lagasoo dareeray qabrigii.
Aaska ayaa u dhacay sidii la qorsheynay oo amaan ah, Ciidanka Amisom ayaa amaanka sugayay.
Hada waxay masuuliyiintii ka qayb galay aaska ay kusoo wajahan yihiin Vilka Somalia.
Puntlandi
muqdisho