Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Ciidanka ilaalada Madaxweyne Gaas oo garoonka diyaaradaha Muqdisho uga horeeyey

$
0
0

Ciidanka Puntland ee sida khaaska ah u tababaran isla markaasna ilaaliya Madaxda Puntland Cutub ka mid ahayaa saaka intuusan Madaxweynuhu tagin Muqdisha uga sii hormaray si ay usugaan amaanka Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdigiisa, Waxaana Ciidanka Garowe saaka ka qadey Diyaarad khaasa, Ciidankaan ayaa ah Ciidan u tababaran oo ah ah ciidanka kumaandooska ee Puntland iney iskadifaacaan dagaal noocuu doono, kuwasoo xitaa qaba tababar dhinaa badda ah.
hoos ka daawo.
CIMG7757

GAA5

GAAD

gaas1

gaas2

gAAS4

GAASX

gaaaas


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles