Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada.
waxaanu ka tacsiyeynaynaa geeridii ku timi Samantar Maxamuud Muuse(samanter jeegahool) oo maanta oo khamiis 6.2.2014 ah ku geeiyoodey boosaaso
ififaala fiican ayaa kamuuqda waqtiguu geeriyey khamiis jumcena God galay illaahay qabrigiisa haw nuuriyo kitaabkiisana illaahay midigta hakasiiyo su,aalaha qabrigana illaahay hakusugo.waxaanu uga tacsiyeynaynaa geeridaa ilma samantar jeegahool oo uu ugu horeeyey Dr.Maxamed Samanter Maxamuud,jaafaan,maxamuud iyo inta kale oo aan meesha ku xusnaynwaxaan kaloo uga tacsiyeynaynaa labada gabdhoow ee ladhashay marxuumka waa 1.Qaayibo maxamuud Muuse iyo Xadiyo Maxamuud Muuse.Tacsidan waxaa dirayadhamaan jaaliyada reer Randers,ee wadanka Danmark
1.faarax maxamuud saalax(wuxuu ahaa abtigay) iyo reerkiisa
2.Baashi Xasan Tubaako iyo reerkiisa
3.Sheekh Cabdiraxmaan
4.Cali daahir ugaas
5.Sharmaake maxamuud
6.Cabdullaahi Elmi
7.Cabdillaahi Maxamuud
8.Cabdinaciim
9.Farxaan
10.Cabdirasheed geesood
11. Axmad Cabdi Caraaye
12.Cali Cismaan
waxaa lagala xiriirayaa tacsida farax12@hotmail.com