Waxaa maanta oo arboco ah 5 febaraayo lagasoo qaadey Mareykanka Meydka Raysal wasaarihii Labaad ee Soomaaliya Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen oo todobaadkii hore ku geeriyoodey Dalka Maraykanka.
Meydka Marxuumka ayaa la filayaa inuu Muqdisho gaaro Jamcada halkasoo Aas qaran loogu sameyn doono.
Waxaa Marxuumka soo qaadey xubno ka tirsan Qoyskiisa.
Puntlandi