Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo ciidanka Ilaalada Madaxweyne Gaas oo Gidaarka Airporka saaran gudahana taagan Xili ay saxaaad muqdisho qoreen waar been ah

$
0
0

Saaka ayaa saxaafada Muqdisho waxay baahiyeen Warar been ah oo ay sheegeen in Cutubyadii Ciidanka khaaska ah ee Puntland loo diidey iney gudaha ugalaan Garoonka diyaaradaha Muqdisho xili uu soo galayay Madaxweyne Gaas laakiin warkaas waa been abuur, Ciidanka Illaada Madaxda Puntland waxay Muqdisho u yimaadeen iney illaaliyaan Madaxweyne Gaas, meeshuu cag dhigana way kaga hor marayeen.

Ciidanka khaaska ah ee illaalada Madaxweyne gaas oo kontomeeye ah waxay saaka dhoobnaayeen gudaha Garoonka, iyagoo qaarkoodna sida aad sawirka ka arki doontaan ay saaraayeen Gidaarka Garoonka ku wareegsan, halkaasoo ay indhaha ku hayeen dhaqdhaqaaqa dibada Garoonka xili uu Madaxweyne Gaas halkaas.

Xalay intii uu Madaxweyne Gaas ku sugnaa gudaha Villa soomaaliya waxaa kula sugnaa Ciidanka oo dhan, ilaa ay markii dambe u hoydeen Xalane, wuxuuna Madaxweyne Gaas uu xalay seexdey Hotel ku yaal Xalane oo badanaa ay seexdaan dublamaasiyiinta shisheeye iyo wafuuda caalamiga ah.

hoos ka daawo sawirada

IMG_1461
IMG_1462

IMG_1462u

IMG_1461


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles