Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo khudbad ka jeedeiyey Casha sharaftii Villa Somalia

$
0
0

Villa Somaliya waxaa caawa casha sharaf loogu sameeyey Wafdigii Puntland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdiwali Mohamed Cali Gaas.

Cashada caawa waxaa ka khudbeeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse, Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa khudbad dheer ka jeediyey uu uga hadlay arimo dhowra oo ay ka mid yihiin Xaalada Soomasliya, Puntland iyo amaanka guud ee Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas wuxuu ka sheekeryey Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen isagoo u duceeyey Marxuumka.
IMG_1437

IMG_1438

IMG_1439

IMG_1440

IMG_1441

IMG_1442


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles