Meydka alla ha u naxariistee Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen ayaa hada lageeyey Qabriga oo ku yaal Xariiryaale oo Balcad iyo Xamar u dhexeeya.
Boqolaal Qof oo u badan Masuuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh, Madaxweyne Gaas, Raysal wasaare Cabdi wali, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Isimada Puntland ayaa Meydka la socda amaankana aad ayaa loo adkeeyey.
Puntlandi
Muqdisho