Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso, Daawana Sawirad Safarka Madaxweyne Gaas ee Muqdisho iyo maanta

$
0
0

Muqdisho–6 Feb.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta Muqdisho gaarey si ay uga qaybgalaan Aaska Qaran ee loo sameynayo Raysal wasaarihii ho¨re ee Soomaaliya Marxuum Cabdirsaaq Xaaxi Xuseen, Madaxweynuhu wuxuu maanta la kulmey Raysal wasaaraha oo Gartoonka kusoo dhaweyey, ka dibna waxaa loo galbiyey Madaxtooyada halkaasoo uu kula kulmey Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Kulankaas ka dib wuxuu Madaxweyne Gaas durba u dhaqaajiyey dhinacaas iyo safaarada Turkiga oo uu safiirka Turkigu Qada sharaf ugu sameeyey, Qadadaas ka dib waxaa Masuuliyiinta Turkiga iyo Madaxweyn Gaas ay wada qaateen kulan khaasa.

Madaxwyne Gaas markii uu gaarey Muqdisho wuxuu Yiri “Muqdisho uma Imaan kulamo siyaasadeed ee waxaan u imid Aas Qaran oo loo sameynayo Raysla wsaareheenii qaaliga ahaa Marxuum Cabdirsaaq Xaaji Xuseen”
Hoos ka dhagayso

Madaxweyne Gaas iyo Wafdiga Balaaran ee la socda Waxay beri(Jamcaha) ay ka qaybgalayaan aaska Marxuum Cabdirsaaq Xaaaji Xuseen.

Sawirada maanta iyo Madaxweyne Gaas hoos ka daawo

madaxweyne gaas muqdishogaas3333IMG_0120

IMG_0127

IMG_0132

IMG_0134

IMG_0143

IMG_0145

madaxweyne gaas muqdisho

IMG_0168

IMG_0163

IMG_0147

IMG_0146

IMG_0117

IMG_0111

IMG_0109

IMG_0108

IMG_0060

IMG_0065

IMG_0071

IMG_0077

IMG_0098

IMG_0044

IMG_0051

IMG_0054

IMG_0055

IMG_0057

IMG_0041

IMG_0037

IMG_0034

IMG_0030

IMG_0026

IMG_0011

IMG_0015

IMG_0017

IMG_0020


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles