Security Council expresses ‘regret’ over postponed electoral process in Somalia
Federal and Regional leaders of Somalia after the conclusion of the National Leadership Forum held in Mogadishu on 12 April 2016, which dealt with the 2016 electoral process, among other issues. UN...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo laga yaabo inuu u safro Dalka Turkiga
Inkastoo Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu casumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan hadana waxaa laga yaabaa in Madaxweyne Gaas uu dib u...
View ArticleSawirro: Wafdi kasocda Wasaarada Qorshaynta Puntland oo aqoon kororsi u tagay...
Wafdi kasocda Wasaarada Qorshaynta Puntland ayaa waxay u tageen dalka Rwanda Aqoon kororsi ku saabsan arimaha qorshaynta iyo Statisticska. Wafdiga Puntland ka socda oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee...
View ArticleFaahfaahin kooban Qaraxii Gaalkacyo “Ciidanka Anaanka oo toogtay Haweyneydii...
Khasaaraha Qarixii Gaalkacyo ka dhacay maanta ayaa kor u dhaafaya 20 Qof, dhaawucuna wuxuu marayaa 35 Qof. Sida Puntlandi Warka ku hayaan Gaariga kowaad ee is Qarxiyey waxaa waday Qof Dumar ah,...
View ArticleLabada gaari ee isqarxiyey oo kasoo talaabay dhinaca Xaafada Baraxlay
Warar rasmi ah oo Puntlandi heleen ayaa sheegay in la aqoonsadey labada gaari ee isku Qarxiyey Gaalkacyo. Labada Gaari waxaa la xaqiijiyey iney ka yimaadeen Xaafada Baraxlay ee Magaalada Gaalkacyo,...
View ArticleFaahfaahin Khasaaraha rasmiga ah ee Weerarkii Gaalkacyo
Inkastoo weerarkii maanta lagu qaaday Gaalkacyo uu ahaa fal Argagixiso oo aan cidna daah ka saareyn in ay geysteen Al-shabaab hadana wali cid sheegatay ma jirto. Khasaaraha nafeed ee weerarku uu...
View ArticleXaalada Gaalkacyo kadib weerarkii shalay
Saaka waxay Gaalkacyo ku waabariisatay deganaan iyo ka hadalka dhacdadii shalay ka dhacdey Xarunta Degmada ee Sababtey 31 qof iney naftooda waayaan. Amaanka sare ayaa loo qaadey iyadoo goobaha lagu...
View ArticleWasiirkii hore ee Maaliyada DF Cawil Sulayaan oo ka tacsiyeyey weerarkii...
Inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun Anigoo ah Mohamus Hassan Suleiman, wasiirkii hore ee maaliyada iyo qorshaynta ee dawlada federal ka ah, waxaan cambaaraynayaa weerarkii bahalnimada ahaa ee...
View ArticleMadaxweyne Gaas iyo Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya oo kawda hadlay la...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa kulan uu Adis Ababa kula qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya Siraji Fergessa waxay kawada hadleen sidii labada dhinac isaga kaashan...
View ArticleMadaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya...
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Casho sharaf Adis ababa ugu sameeyey Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafidgiisa. Labada Masuul ayaa waxay kawada hadleen...
View ArticleJOB VACANCY ON SME ”Business Development Service Providers”
JOB VACANCY– CALL FOR EXPRESSION OF INTEREST Business Development Service Providers The SME Facility is part of the World Bank’s Somali Core Economic Institutions and Opportunities (SCORE) Program...
View ArticleDhul gariir ku dhuftay bartamaha Talyaaniga
m Xalay saqdii dhexe ayaa dhul gariir ku dhuf tay bartamaha Dalka Talyaaniga, wali khasaaraha lama oga. Meelaha qaar way adag tahay in gudaha loo galo guryaha burburay. Dalka Talyaaniga waxaa ku nool...
View ArticleSoma Oil faces funding black hole as fraud probe drags on
Soma Oil is facing a funding black hole which threatens to drag the Somali explorer into insolvency within months as it continues to battle a bribery and corruption scandal. The UK oil company, chaired...
View ArticleFaahfaahin + Sawiro, Dhulgariir ku dhuftay Bartamaha Talyaaniga
Ilaa hada waxaa la xaqiijiykey 12 dhimasho ah walina Dad badan ayaa ku jira Guryo dumay hoostooda. Magaalada Amatrice oo u dhow Lazio ayuu aad u wax yeelay dhul gariirku 40% magaalada dhawac xoogan...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo Turkiga u duulay
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas ayaa habeynimadii Arbacada 24 Ogoosto waxay ka duuleen dalka Itooboya iyagoo kusii jeeda Istanbul Turkoga. Madaxweyne Gaas ayaa Casumaad rasmiya wuxuu ka helay...
View ArticleFadeexad : – Shir madaxeedkii Igad oo Septembar ka dhacya Xalane iyo...
Bilowga bishaan soo socota ee Septembar waxaa Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka furmaya Shir madaxeedka Wadamada ku bahoobey Ururka Goboleedka IGAD. Amaanka Shirka Sida ay sheegayaan ilaha...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmark oo 20.000 USD ugu deeqday Isbitaalka...
Kadib Weerarkii fulaynimada ahaa ee Argagixisadu ku qaadeen Gaalkacyo ayaa waxas dhawac dhismeed soo gaaray Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo. Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmar ee xarunteedu tahay...
View ArticleOgaysii ku socda Jaaliyada Puntland ee Copenhegan Danmark
waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada puntland ee København iyo nawaaxigeeda in la qaban doono shir looga hadlayo masiibadii ka dhacday magaalada galkacyo oo la qaban doono taariikhdu marka ay tahay...
View ArticleDoorashadii Soomaaliya oo mar kale dib u dhacaysa
Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa xaqiijinaya in Doorashadii Soomaaliya ay mar kale dib u dhacayso. Illo aan soo xiganay ayaa Puntlandi u sheegay in shaqadii u diyaar garowga Doorashada...
View ArticleDaawo sawirada Madaxweyne Gaas oo kulamo la qaatey Masuuliyiin Dalka Turkiga
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Bursa ee dalka Turkiga ee aynu walaalaha nahay ayaa waxaa uu masuuliyiinta wasaaradaha waxbarashada iyo...
View Article