Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi- Sadex Qof oo ku geeriyootay Shilkii Gaari ee Shalay ka dhacay Nawaaxiga Waaciye, G.Bari

$
0
0

Waxaa tacsi guud loo dirayaa dhamaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka tageen Sadexdaa Marxuum..

1-Cabdirsaaq Ciro
2- Faruun Xaaji
3-Jawaahir Fuud Cade

Marxuumiintaan ayaa waxay ku geeriyoodeen Shil Gaari oo ka dhacay shalay oo jamce ah Nawaaxiga Waaciye xili ay ka yimaadeen Qardho ayna kusii jeedeen Bosaso.

Waxaan Illaahay ugu baryeynaa jano waarta iyo Dambi dhaaf.

6 da Qof ee iyana ku dhawacmey Shilkaan waxaan u rajaynaynaa caafimaad.

AAaaamiiin Aaaamiin

Waxaa tacsida diraya oonasoo gaarsiiyey..

Xil. XARAEED XASAN CALI IYO CABDIRSHIID BURBURSHE


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles