Waxaa Tahniyad aan lasoo koobi karin loo dirayaa Mustafa Cabdishakur Mohamed Cali (Ilweyn ) iyo Ayaan Cusmaan Xaaji Mire oo ku Aqal galay masnta 13 September Magaalada Qrdho ee Gobolka Karkaar.
Waxaan leenahay lamaanaha noqda kuwii isku waara oo ubad Khayr qaba kala hela.
Waxaa tahniyada diraya Dhamaan Reer Cali Ilweyn.
Bahda Puntlandi waxay lamaanaha leeyihiin Aroos wacan.
Puntlandi.com