Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntland ee Magaalada Odensa Dalka Denmark oo Isbitaalka Gaalkacyo u diray 10.000 USD

$
0
0

Jaaliyada Puntland ee Magaalada Odense Dalka Denmark ayaa iyagoo ka jawaabaya Baaqii Madaxweyne Xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar ee ku aadanaa Tabaruca Mashruuca Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo ayay waxay Jaaliyadu dirtey 10.000 USD(toban kun oo doolar).

Jaaliyada oo gudi u xilsaartey ka qayb qaadashada Mashruucaan ayaa ku guuleystey Soo gudbinta dhaqaalahaan.

Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmark ayaa horey Mashruucaan ugu direy 20.000 USD.

Gudiga aya Jaaliyada Magaalada Odense u Xilsaartey soo ururinta dhaqaalahaa ayaa u mahadnaqaya dhamaan xubniha Jaaliyada ee ka qeyb qaatay Tabarucaa iyo camaalkaa Islaamiga ah ee dib loogu dhisaayo Cisbitalka Gaalkacyo.

Mahdsanidin

GUDOOMIYAHA JAALIYADA
MAXAMED ALI CABDALLA(KAAMBO
GUDOOMIYE KU XIGEENKA JAALIYADA
CABDULLAAHI XAASHI WEYRAX
MAHADSANID


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles