Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Shir amaanka ku saabsan u aadey Kismaayo Galabtana kasoo laabanay

$
0
0

Axmed-Madoobe
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta wuxuu u duulay Kismaayo si uu uga qayb galo Shir muhiim ah oo Kismaayo ka dhacaya maanta, Wuxuuna isla maanta kusoo laabanayaa Muqdisho si uu halkaas ugasii wado kaqayb galka Shirka Madasha Qaran.

Shir lagu dajinayo istaraajiyada Amaanka Jubbaland ayaa maanta wuxuu ka dhacayaa Kismaayo, Waxaana kasoo qayb galaya Saraskiin ka socda Kenya, Itoobiya iyo Wadamo ka mid ah Beesha Caalamka.

Madaxweyne Madoobe wuxuu galabta dib ugusoo laabanayaa Muqdisho.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles