Breaking News– Xaalada Paris ” 100 qof oo Tiyaatar lagu heysto si qafaalasho...
Booliska Faransiiska ayaa sheegay in ugu yaraan 100 qof lagu heysto gudaha Tiyaatar ay riwaayad ka socotay. Dhowr goobood oo kale ayaa laweeray xaalada Paris ayaa hada ah mid aan daganeyn, waxaana...
View ArticleBileyska Paris oo sheegay in weerarka caawa ka dhacay Paris uu ku jirey laba...
Laba qarax oo ka mid ah qaraxyadii caawa ka dhacay Paris ayaa Bileysku cadeeyeen in laba ka mid ah ay fuliyeen laba Qof oo is qarxiyey. Xiliga qaraxu dhacay ayaa isla markiiba waxaa bartamaha Baris ka...
View ArticleFaahfaahin Weerarkii Xalay lagu qaadey Paris iyo dhimashada oo 120 la xaqiijiyey
Xalay abaarihii saacadu markay ahayd 21:20 Paris time ayaa weerarkii u horeeyay lasoo sheegey , waxaa ka dib is xigey dhor weerar oo lagu qaadey meelo kala duwan kuwasoo ay u badnaayeen Qaraxyo...
View ArticleMadaxweyne Francois Hollande “Daacish IS baa ka dambeeya weerarkii Paris”
Madaxweynaha Dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegey in Kooxaha ka dagaalama Suuriya ee Islamic State ay ka dambeeyeen weerarkii Argagixisada ee dhiiga badan ku daatay ee Xalay lagu qaadey...
View ArticleTacsi–Marxuun Cornell Ahmed Osman Haji Gurhan (Gaalkacayo) oo 14.11.2015 ku...
Anagoo ah ehelka saaxiibada Marxuun Cornell Ahmed Osman Haji Gurhan (Gaalkacayo) oo maanta si kadis ah ugu dhintay Magaalda Columbus, Oh waxaan ilaah ugu baryeeynaa in Janatul fardowsa ka waraabiyo,...
View ArticleBaarlamaanka Federaalka oo dib uga noqdey eedeyntii ay u jeediyeen Kenya
Sida ay howlwadeenada Puntlandi xog rasmi ah ku heleen Baarlamaanka Federaalka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamey Go’aan ay Xildhibaanada Baarlamaanka qaarkood shaaciyeen ee ahaa in Baarlamaanku...
View ArticleBreaking News—Ololihii Muqdisho ka socday ee ka dhanka ahaa Kenya oo...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo hogaaminayay Wafdi labada Gole ah oo loo diray inay soo baaraan soona booqdaan Xuduuda Kenya iyo Soomaaliya, Waxa ka...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Denmark ” Shir looga hadlayo xaalada Caafimaad ee...
Ururka Caafimaadka Puntland wuxuu indinku Casumayaa shir ka dhacaya Magaalada Copenahgen Sabtida 21-11-2015. Waxaa looga hadli doonaa xaaladda caafimaad iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka qaba...
View ArticleMaandeeq Reciever/Router oo la Casriyeeyey, Kanaalo cusub oo afSoomaali ah +...
Waxaa hada lagusoo kordhiyey Kanaalo Sports ah oo cusub iyo Kanaalada Wadamada Scandinavianka sida Sverige TV1,2, 3 dhowaan waxa alagusoo darayaa Norge TV iyo Dansk TV sida TV2, TV3 iyo 3+ iyo DR ka oo...
View ArticleBreaking News— Taliyaha Bileyska Gaalkacyo oo amray in Ciidanku howlgalka sii...
Taliyaha Booliska Gaalkacyo oo hada hogaaminaya howlgal hubeysan oo saaka bilowday ayaa amar adag wuxuu ku bixiyay in gacanta lagusoo dhigo Maleeshiyaadka kasoo horjeeda dhismaha laami isku xiri doona...
View ArticleWar Deg Deg ah—Faahfaahin Dagaal ka socda banaanka Koonfureed ee Gaalkacyo
Ciidamada Puntland oo howlgal xoogan bilaabay giordhawayd ayaa banaanka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo waxay ku baacsanayaan Maleeshiyaad saaka ka horyimid Howlgal ay Dowlada hoose ku dhisaysay Wado...
View ArticleDeg Deg– Dhagayso Taliyaha Ciidanka Birmadka Gaalkacyo oo ka warbixiyey...
Taliyaha Ciidanka birmadka gobolka Mudug GCabdirshiid Xasan Xaashi oo warkooban siiyay saxaafada ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada iyo Dagaalkii saaka cida ka dambeysay. Taliyuhu wuxuu si cad u sheegey...
View ArticleFaahfaahin– Xaalada Gaalkacyo oo aad u degan hada, Iyo Ciidanka oo Amaanka si...
Saaka waxay Gaalkacyo ku waabariisatay Howlgal laami lagu dhisi lahaa oo Dagaal isu badalay kasoo sababay lix dhimasho ah iyo Afartameeye dhawac ah dhinaca Puntland, dhinaca kale shacabka waxba ma...
View ArticlePress Releases– The government Puntland strongly condemns the unprovoked...
Puntland State Of Somalia Garowe, November 22, 2015 Press Release For Immediate Release THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY CONDEMNS THE UN-PROVOKED ATTACK AND AGGRESSION OF MILITIA GROUPS HAILING...
View ArticleDooni Iran laga leeyahay oo Burcad badeed afduubteen
Dooni nooca kaluumaysiga ah oo laga leeyahay Dalka Iran ayaa Burcad badeed ka afduubteen badweynta Hindiya, waxaa sidaas warka ku heley Puntlandi.com. Ma cada in Doonidaan xiliga la afduubayay ay ku...
View ArticleWasiirka Ganacsiga Dowlada Federaalka iyo kan Korontada oo Xilkoodii waayay,...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa xilkii looga qaadey laba Wasiir oo Xukuumada ka torsanaa, Kuwasoo kala ah. 1-Wasiirnimo ee Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Laga qaadey Mudane...
View ArticleBreaking News–Safiirada Nato oo shir deg deg ah yeelanaya kadib markii...
Diyaarad nooca Dagaalka ah oo Ruushku leeyahay ayaa waxaa maanta soo riday Ciidamada Turkiga, Falka ayaa wuxuu ka dhacay Xuduuda Turkiga iyo Siiriya, Waxayna Turkigu sheegeen in Diyaaradu ay kusoo xad...
View ArticleSweden oo adkaynaysa Sharciga qaxootiga
Raysal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo maanta oo talaada ah shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Sweden ay adkaynayso sharciga qaxootuga. Sharciga la adkeynayo waxaa ka mid ah oo Raysal wasaaruhu...
View ArticleXaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo oo qax ka bilowday
Kadib markii ay saraakiisha Ciidanka Puntland ay sheegeen ineysan sinaba aqbalayn qodobadii ay Odayaaal dhaqameed yadu kasoo saareen wadahadaladii u socday, ayaa Waxaa Xaafada Baraxley soo food saaray...
View Article