Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Denmark ” Shir looga hadlayo xaalada Caafimaad ee Puntland”

$
0
0

Ururka Caafimaadka Puntland wuxuu indinku Casumayaa shir ka dhacaya Magaalada Copenahgen Sabtida 21-11-2015. Waxaa looga hadli doonaa xaaladda caafimaad iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka qaba xanuunka dhimirka ama maskax xanuunka.

Waxaa shirka Marti inoogu ah Dhaqtar Cabdullahi Saciid Aw Muuse oo ah Agaasimaha guud ee Isbitaalka Magaalada Boosaaso. Dhaqtarka ayaa warbixin naga siin doona xaalada caafimaad ee Puntland, Somalia.

Shirkan kii ka horeeyay waxaan ku qabanay Magaalada Ålborg ee dalka Denmarka waxaana uga hadalnay oo ku soo bandhignay xaalada caafimaad ee dumarka uurka leh iyo
dhalaanka aan haysan daryeel caafimaad.

Baska: 3A iyo 5A ay meesha ay iska jaraan

Halka uu ku yaal danske bank wadadaas nr 12

Dr. Abdullahi Said aw Muuse
Goobta:
Global platform, fælledvej 12,
2200 Kbh N.

Kl.17:00

ooU dhow tukaamada Soomaalida iyo xawaaladaha sida Amal iyo Safaari shop .

Kontakt/FB: Puntland sundhedsorganisation/ La soo xiriir: 2645577439


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles