Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Maandeeq Reciever/Router oo la Casriyeeyey, Kanaalo cusub oo afSoomaali ah + Live Sports , Waa Reciever/Router ka loogu gadasho badan yahay hada

$
0
0

Waxaa hada lagusoo kordhiyey Kanaalo Sports ah oo cusub iyo Kanaalada Wadamada Scandinavianka sida Sverige TV1,2, 3 dhowaan waxa alagusoo darayaa Norge TV iyo Dansk TV sida TV2, TV3 iyo 3+ iyo DR ka oo dhan ama qaar.
2014-09-07 17.22.11
Shirkada Maandeeq waxay dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in la sameeyey Reciever/Router cusub oo aad ka daawan karto Dhamaan Kanaalada Soomaaliga saxan la’aan, Router-ka  wuxuu kaaga baahan yahay oo qura Internet. Dhamaan Kanaalada Soomaaliga markaad ka daawanayso wayka faseexsan yihiin Dadka isticmaala Saxanka, aad ayayna u saraysaa tayadiisu, Marka roobku da’ayo maleh tashuush ama kanaal lawaayo.  waxaa xitaa ku jira Puntland TV 24 saac.

Maandeeq TV  Waxaa   dadweynaha Soomaaliyed ee ku dhaqan dhamaan Dunida dacaladeeda  La   Ogeysiinayaa in loo kenaay Receiver Cusub oo lagu magacaabo MAANDEEQTV. Hadaba   Receiver-kani waxaad ka heli kartaan amaba aad ka daawan kartaan   dhamaanba TVyada Afka soomaaliga ku baxa, kuwa Afka Carabiga ku baxa,   Channalada wararka ee caanka ah oo ay ka mid yihiin CNN, BBC, Aljazeera   iyo qaar kale. Sidoo kale waxaad ka daawan kartaa dhamaan TV-Yada Africa   ka soo baxa iyo Asia. Waxaa kaloo Intaas kuu dheer Inaad ka heli kartaan dhamaan TV yada Cayaaraha (Sports).Aduunka meel walbood aad joogto waad isticmaali kartaa Bokiskaan si aad u daawato Kanaalada Soomaalida, Yurub Amerika, Afrika , Aasiya ama Australia.

 

Wixii faahfaahin ah daawo labadaan Video

Hoosna ka eeg wakiilada shirkada ee Wadankaaga



maandeeq nov-janayo31


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles