Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News–Safiirada Nato oo shir deg deg ah yeelanaya kadib markii Turkigu uu soo ridey Diyaarad Ruushku leeyahay

$
0
0

breaking-nes-150x63-1Diyaarad nooca Dagaalka ah oo Ruushku leeyahay ayaa waxaa maanta soo riday Ciidamada Turkiga, Falka ayaa wuxuu ka dhacay Xuduuda Turkiga iyo Siiriya, Waxayna Turkigu sheegeen in Diyaaradu ay kusoo xad hudubtay Xiduudooda laakiin Ruushku taas wuu beeniyey.

Turkiga ayaa Wadamada ay gaashaan buursiga yihiin ee la isku yiraahdo Nato wuxuu ka dalbaday Kulan deg deg ah, Waxaana Brussels ku shiraya goordhow Safiirada Xarunta Ciidamada Nato.

Labadii duuliye ee Diyaarada way ka badbaadeen oo Baarashuud ayay kusoo boodeen laakiin ilaa hada ma cada meesha ay kusoo degeen iyo Xaaladooda.

Wixii kasoo kordha warkasn iyo Xiisada Ruushka iyo Turkiga kala soco Pi.

Puntlandi.com
Yurub


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles