Taliyaha Ciidanka birmadka gobolka Mudug GCabdirshiid Xasan Xaashi oo warkooban siiyay saxaafada ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada iyo Dagaalkii saaka cida ka dambeysay.
Taliyuhu wuxuu si cad u sheegey in Dagaalka lagasoo abaabuley Cadaado loogana gol leeyahay in la hor istaago Horumarka iyo ammaanka.
Taliyaha ayaa dhinaca kale sheegey in ay saaka ku guuleysteen iney ka hortagaan Weerarkaas oo ahaa mid qorsheysan oo hub culus la doonayay in loo adeegsado shacabka.