faahfaahin Shir lagu casumay Siyaasiyiin Soomaaliyeed loogana hadlayo shirka...
Shir ay wada jir usoo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobey iyo Midowga yurub laguna casumay Siyaasiyiin ruug cadaa ah oo Soomaaliyeed ayaa ka bilowdey Adis ababa. Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya...
View ArticleWar Deg Deg ah— Madaxweyne Xigeenka Puntland oo maanta socod dheer ku...
Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Jen. Cabdisamad Cali Shire oo booqasho rasmi ahku jooga Degmada Taleex ayaa maanta soo indha indheeyey goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada,Madaxweyne Cabdisamad...
View ArticleDhagayso Wareysi Xiiso leh– Madaxweyne Xigeenka Puntland oo ku sugan Taleex...
Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Puntland Cabdisamad Ca Shire oo Booqasho ku maraya Gobolka Sool ayaa iminku ku sugan Degmada Taleex, Radio Daljir oo wareysi la yeeshay Madaxweynaha ayaa waydiiyey...
View ArticleDaawo Jaaliyada Puntland ee Switzerland oo Deeq lacageed gaarsiiyey Mashruuca...
Jaaliyada soomaaliyeed ee wadanka switzerland gaar ahaan magaalada geneva ayaa lacag dhan $6100 u dirtay mashruuca dhishaha waddada wadaagsin ee Garacad-Galdogob. Barnaamijka wacyigalinta dhismaha...
View ArticleWar deg deg ah– Beesha caalamka iyo IGAD oo si toosa u hor istaagtey...
Warar hada nasoo gaaray waxay sheegayaan in Ergooyinkii Soomaalida ee Adis ababa ay Beesha Caalamku la wareegeen wadahadalkooodii iyadoo lagu khasbey iney heshiis wada gaaraan, arintaan ayaa timid ka...
View ArticleDowlada Federaalka oo si buuxda u aqoonsatay Maamulka Jubaland
Dowlada Federaalku waxay si buuxda uvaqoonsatey Maamulka Jubaland ee Madaxweyne Axmed Madoobe, Dekada iyo Garoonkana Jubaland ayaa maamuleysa Lix bilood wixii ka dambeeyana wada hadal baa la isugu...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Norway
Ogaysii ku socda jaaliyada puntland ee dagan Wadanka Norway waxaa dhamaan la ogaysiinayaa in laqabanaayo xafladii 15 guuradii kasoo wareegtay markii la asaasaypuntland. Goobto iyo Wakhtigu waa...
View ArticleAkhriso Heshiiskii Adis Ababa ku dhexmaray Jubaland iyo Dowlada Federaalka...
Halkaan hoose ka akhriso Heshiiskii ay maanta kala saxiixdeen Jubaland iyo Dowlada Federaalku FGS and Juba Agreement
View ArticleMadaxweyne Faroole oo Nairobi kulamo muhiim ah kula qaatey beesha caalamka,...
Nairobi– 28 Ogoosto, 2013– Puntlandi– Magaalada Nairobi waxaa ku sugan Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya Mudane Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole,...
View ArticleFaahfaahin Shir ka dhacay Adis ababa oo lagu casumay Raysal wasaarayaal hore...
Shalay iyo maanta waxaa Adis ababa ka socda Shir gaara oo ay soo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobey si gaarana loogu casumaya Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas...
View ArticlePresident Faroole “Somali govt undermining federal plan”
DRAZEN JORGIC AND EDMUND BLAIR Thursday, August 29, 2013 NAIROBI (Reuters) – The president of Somalia’s semi-autonomous Puntland region said the central government was undermining plans to create a...
View ArticleMadaxweyne Faroole oo wali kulamo muhiim ah uga socdaan Nairobi iyo Raysal...
Nairobi 30 Aug. 2013–Pi– IyadooWafdiga uu hogaaminayo Madaxweyne Faroole ay tan iyo Isniintii ku suganaayeen Nairobi, kulamo kala gadisana ay la qaateen Beesha Caalamka ayaa hadana Madaxweynuhu wuxuu...
View ArticleUS Secretary of State John Kerry’s Statement on Syria
Remarks John Kerry Secretary of State Treaty Room Washington, DC August 30, 2013 Vedio President Obama has spent many days now consulting with Congress and talking with leaders around the world about...
View ArticleBayaan ay soo saareen Jaaliyada Gobolka Gardafuu Puntland ee ku nool UK(Sawiro)
Jaaliyada Gobolka Gaardafuu Puntland ee UK oo shir isugu yimid ayay uga wada hadleen Horumarinta Gobolka Cusub iyo ka shaqaynta isku duubnida shacabka Puntland, kulanka oo uu khadka Teleefoonka uga...
View ArticleUrurka Jubaland Initiative Lobby oo taageerey Heshiiskii Adis Abeba ee...
Ururka Jubaland Initiative Lobby waxa uu si buuxda u taageerayaa heshiiska maamulka Jubaland iyo dowladda Federaalka Somaliya ku gaareen caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Heshiisku waxaa uu ahaa mid...
View ArticleQaramada Midoobey oo Xafiis ka furanaysa Kismaayo
Nicholas Kay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya isla markaasna ah Madaxa Xafiiska UNSOM ayaa shaaca ka qaadey in ay Qaramada Midoobey Xafiis ka furanayaan...
View ArticleDhagayso Madaxweybe Xigeenka Puntland oo xariga ka jaray Ceelbiyood Magaalada...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maangta daahfuray ceel biyood laga hirgelinayo degmada Taleex ka dib markii degmada soo gaaray Riigii qodi lahaa ceelkan. Hirgelinta ceelkan ayaa waxaa dawladda...
View ArticleXaflad lagu xusayo 15 guurada ka soo wareegtey Aas aaska Puntland oo ka...
Jaaliyada Puntland ee Norway ayaa qabtey Xaflad lagu xusayo 15 guurada aasaaskii Puntland, Xaflada oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay, sawirada hoos ka daao
View ArticleBeenin War ay daabaceen qaar kamid ah Saxaafada Koonfurta oo shaaciyey in...
Warar been abuur ah ayaa maanta saxaafadaha Koonfurta Soomaaliya ay ka qoreen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland, Warkaas ayaa lagu sheegey in Masuuliyiin uu ka mid yahay Afhayeenka Dowlada...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo maanta la kulmey Ergadii Jubaland uga qayb gashay...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyo Wafdiga la socda ayaa maanta la kulmey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubaland, kulankaasoo ahaa mid ay uga wada hadlayeen Xaaladaha...
View Article