Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin Shir ka dhacay Adis ababa oo lagu casumay Raysal wasaarayaal hore Gaas iyo Geedi

$
0
0


Shalay iyo maanta waxaa Adis ababa ka socda Shir gaara oo ay soo qaban qaabiyeen Qaramada Midoobey si gaarana loogu casumaya Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Prof. Cali Maxamed Geedi.

Shirka oo isugu jirey wada tashi iyo Talo soo jeedin wuxuu ku saabsanaa Arimaha Soomaaliya gaar ahaan shirka lagu wado inuu ka dhaco Dalka Belgium ee New Deal.

Illo dublamaasiyadeed oo la hadley Puntlandi ayaa sheegeyin Prof Gaas iyo Prof Geedi ay qayb wayn ku lahaayeen shirka, iyagoo si qodo dheer u turxaan bixoyey talooyinkii la waydiistey.

Labada Masuul oo ahaa dadka kaliya oo Soomaali ah oo ka qayb galay kulanka ayay Qaramada Midoobey aad u daneynayeen Talooyinkooda.

Warar hore oo waxaa jorey sheegayay in Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya lacasumay dhamaantood lakiin ma aysan dhicin oo waxaa lamcasumay oo qura labadaan Profosoor.

Puntlandi.com
Adis Abeba
Itoobiya


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles