Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Madaxweybe Xigeenka Puntland oo xariga ka jaray Ceelbiyood Magaalada Taleex

$
0
0

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maangta daahfuray ceel biyood laga hirgelinayo degmada Taleex ka dib markii degmada soo gaaray Riigii qodi lahaa ceelkan.

Hirgelinta ceelkan ayaa waxaa dawladda Puntland la kaashanaysaa hayada bisha cas ee Kuwayd waana ceelkii ugu horeeyey ee ebid laga qodo Taloeex hore waxaa u jiray ceel biyood dabiiciya keliya oo biyaha laga heli jiray.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah furkii ceelkan ka hadlay ayaa sheegay in mashruucan ceel biyoodka lagu qodayo uu qayb ka yahay mashaariic dhawra dawladda Puntland ugu tala gashay Taleex.

Sidoo kele waxaa madashan ka hadlay wasiirka duulista hawada iyo Garoomada Puntland,Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad,duqa Taleex iyo qaar ka mid ah cuqaasha degmada waxayna dhamaantood ka hadleen ahmiyada biyuhu ay leeyihiin bulshada iyo baahida xilligan looga qabay Taleex oo ay shegeen inuu daboolayoHalkan ka dhagayso dhamaan khudbadihii laga jeediyey furitan ceel biyoodka.

Hoos ka dhagayso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles