Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Puntland Cabdisamad Ca Shire oo Booqasho ku maraya Gobolka Sool ayaa iminku ku sugan Degmada Taleex, Radio Daljir oo wareysi la yeeshay Madaxweynaha ayaa waydiiyey su’aalo dhowra oo ku saabsan Safarkiisa.
↧
Dhagayso Wareysi Xiiso leh– Madaxweyne Xigeenka Puntland oo ku sugan Taleex kana waramaya Safarkiisa
↧