Ogaysii ku socda jaaliyada puntland ee dagan Wadanka Norway waxaa dhamaan la ogaysiinayaa in laqabanaayo xafladii 15 guuradii kasoo wareegtay markii la asaasaypuntland.
Goobto iyo Wakhtigu waa
30/8/2013
Saacadu markaytahay 15:00 galabnimo
Goobta lagu qabanayao waa
IKM
tøyenbekken 5. 088 Oslo
kasoo hojeedka suuqa baasaar ee Gørunland
waxii faahfaahin ah kalaxiriir gudiga qabanqaabada oo kala ah
C/qadir mahamed jaama gudoomiyaha jaaliyada
tlf.47161083
Siciid xayle
tlf 91286330
caasho C/qaadir jama