Warar hada nasoo gaaray waxay sheegayaan in Ergooyinkii Soomaalida ee Adis ababa ay Beesha Caalamku la wareegeen wadahadalkooodii iyadoo lagu khasbey iney heshiis wada gaaraan, arintaan ayaa timid ka dib markii ay saaka Ergooyinku sheegeen iney kala tagayaan, heshiis la’aan.
Qodobada lagu heshiinaya waxaa lagasoo xulayaa Qodobadii horay dhowr jeer loogu heshiiyey.
Sida aan warka ku helney Beesha Caalamka iyo IGAD waxay soo jeediyeen in Dekada iyo Garoonka Diyaaradaha ay Lix bilood maamulaan Dowlada Jubaland markaas ka dibna wada hadal dambe la furo.
Magaca Dowlada jubakan waxaa laga dhigey Maamulka Jubaland.