Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dowlada Federaalka oo si buuxda u aqoonsatay Maamulka Jubaland

$
0
0

Dowlada Federaalku waxay si buuxda uvaqoonsatey Maamulka Jubaland ee Madaxweyne Axmed Madoobe, Dekada iyo Garoonkana Jubaland ayaa maamuleysa Lix bilood wixii ka dambeeyana wada hadal baa la isugu imaanayaa, maamulka waxaa loo baxshey Maamulka Juba oo ka koobnaan doona Sadexda Gobol.

Maamulid iyo magacaabida Masuuliyiinta Maamulka Juba waxay u yaalaan Axmed Madoobe iyo Farataag.

Iskusoo duuboo Dowlada Federaalku waxay ogolaatey iney la shaqayso Madaxweyne Axmed Madoobe.

goor dhowvayaa la saxiixayaa heshiiska.

puntlandi.com
Adis Abeba


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles