Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah— Madaxweyne Xigeenka Puntland oo maanta socod dheer ku marayTaleex

$
0
0

Madaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Jen. Cabdisamad Cali Shire oo booqasho rasmi ahku jooga Degmada Taleex ayaa maanta soo indha indheeyey goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada,Madaxweyne Cabdisamad wuxuu kaloo socod dheer kusoo maray Magaalada dhexdeeda.

Madaxweyne Xigeenku wuxuu maanta Xariga ka jaray Mashruuc biyood lagu qodoyo ceelal biyaha siin doona Taleex.

Magaalada Taleex waxaa meel walba lagu sharaxay oo ka babanaya Calanka Puntland.

puntlandi.com
Taleex


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles