Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Jubaland iyo Kenya oo iska kaashanaya sugida Amaanka Xuduuda labada dhinac...

Dowlada Jubaland iyo Dowlada darirka ee Kenya ayaa si buuxda waxay isaga kaashan doonaan amaanka labada dhinac iyadoo dhowaan ay jubaland diyaarin doonto Ciidan xoogan oo la geyn doono Xuduuda Kenya la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

W. Maaliyadda XFS iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dalka Mozambique uga qayb...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa Bangiga Horumarinta Islaamka, kaas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Mowqifka cad ee RW Cumar ka qaatey Baarlamaanka Jubaland iyo Shirka...

Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid isagoo ka hadlaya Mowqifkiisa qaskii ay sameeyeen qaar ka mid ah Baarlamaanka Federaalk ee ay ku sheegeen iney Laaleen Baarlamaanka Jubaland ayuu yiri ” Waxaa soconaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Odense Dalka Denmark oo deeq lacageed...

Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Odense ee Dalka Denmark ayaa waxay lacag deeq ah u direen walaalahooda soomaaliyeed ee kasoo qaxaya dagaalada ka socda wadanka yemen gudi ka kooban 5 odey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Gobolka Doolo ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo loogu...

Siyaasiinta ka soo jeeda Gobolka Doollo ee Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa baaq u diray,qurba joogta ka soo jeeda Gobolkaas Wardheer, baaqaas oo ku aadan inay ka qayb qataan hormarinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cali Xaaji oo Jaaliyada Puntland ee Caasimada...

Jaaliyada Puntland ee Magaalada Göteborg Dalka Sweden ayaa xaflad soo dhaweyn ah waxay u sameeyeen Wasiirka Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame oo Dalka Sweden u jooga howlo shaqo, Xaflada soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGAYSIIS ku socda Reer UK “Xaflada soo dhaweynta Wasiirka Waxbarashada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Khudbada Madaxweyne Gaas ka jeediyey maanta Furitaakii Kalfadhiga...

Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad dheer wuxuu u jeediyey Midanayaasha Puntland oo uu masnta u furay Kalfadhigoodii 35aad. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuum Jamac Xasan Samatar oo maanta 15.06.2015 ku geeriyoodey Gaalkacyo

Waxaa halkaan tacsi loogu dirayaa Ilma Jaamac Xasan iyo guud ahaa Ehelka iyo Qaraabada geeridii maanta ku timid Alla ha u naxariistee Jamac Xasan Samatar oo maalmahaan xanuunsanaa, Marxuumku wuxuu ku...

View Article


Agaasimaha Protocolka Madaxtooyada Puntland Cabdisalam Xasan Ducaale oo tacsi...

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Diiriye Muuse Mataan oo galabta 15.06.2015 ku geeriyooday magaalada Garoowe, waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Agaasimaha La Dagaalanka Burcad Badeedka iyo Safiirka Dawladda...

Agaasimaha Guud ee la dagallanka Burcad-badeedda dawladda Puntland, isla markaana ah guddoomiye xigeenka Guddiga Qaranaka ee Xiriirka Badaha (Deputy Chair of National Maritime Coordination Committee),...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jeb Bush oo shaaciyey inuu u yahay Musharaxa Madaxweynanimada Maraykanka

Jeb Bush oo horey u ahaa Gudoomiyaha Gobolka Florida ee Dalka maraykanka isla markaasna la dhashey Madaxweynihii hore George W. Bush ayaa shalay 15.06.2015 wuxuu shaaciyey inuu Xisbiga Republikanka ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuum Diiriye Muusse Mattaan oo ku geeriyoodey Garowe 15.06.2015

Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa Mataan, walaalkey Cabdi Iidle Shuuriye, Xirsi Bulxan Faarax iyo ilmahayga, annagoo ka xun geeridii naxdinta, murugada, iyo tiiraanyada lahayd ee ku timid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin kooban isbadalkii maanta lagu sameeyey Golaha wasiirada Puntland ”...

Afhayeenka Puntland abdullaahi maxamed jaamac quraanjecel ayaa galabta wuxuu saxaafada usoo bandhigey Wareegto uu Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu maanta ku kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr. Saadiq Eenow “Waan soo dhaweynayaa isbadalka lagu sameeyey Xukuumada”

Wasiirkii hore ee Caafimaadka Dowlada Puntland Dr. Saadiq Eenow ayaa soo dhaweeyey isbadalka uu Madaxweyne Gaas ku sameeyey Xukuumada. Warsaxaafadeed kooban oo Dr.Saadiq ee now ku soo dhaweynayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cali Xaaji Warsame oo soo dhaweeyey Isbadalka...

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa soo dhaweeyey Xilka qaadista lagu sameeyey xili uu ku sugnaa Dalka Ingiriiska. Wasiirkii hore ee Waxbarashada ayaa sheegey inuu soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi.. Marxuumad Faadumo Budul oo ku geeriyootey 16.06.2015 Magaalada...

Alla naxariistii jano haka waraabiyee waxaa Xalay oo taariikhdu ahayd 16.06.2015. Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden ku geeriyootay Maama Faadumo budul . Dhamaan Jaaliyada Puntland ee Sweden ayaa ka...

View Article


‘Delivering as One’: The FGS, UN and Donor Community Launch New Joint...

Press Releases Mogadishu, 17 June 2015 – The Federal Government of Somalia, United Nations, and donor partners welcomed the signing today of six new Joint Programmes through the Somalia Development and...

View Article

WAR SAXAAFADEED ‘Waxqabad Wadajir ah’: Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Muqdisho, 17 June 2015 – Dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobay, iyo deeqbixiyeyaasha ayaa  soo dhoweeyay saxiixa lixda  Barnaamij ee wadajirka ah iyada oo loo marayo Hanaanka Horumarinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Denmark oo Doorashadii Baarlamaanka ay ku guuleysteen Xisbiyadii Xagjirka ah...

Denmark waxay yeelatay Xukuumad cusub oo ah mid aysan ku faraxsaneyn ajnabigu, Xisboyada Xagjorka ah ayaa guulo weyn ka gaaray doorashadii Baarlamaanka Denmark oo maanta18.06.2015 loo dareeray. Xisbiga...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live