Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi.. Marxuumad Faadumo Budul oo ku geeriyootey 16.06.2015 Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden

$
0
0

tacsiiAlla naxariistii jano haka waraabiyee waxaa Xalay oo taariikhdu ahayd 16.06.2015. Magaalada Göteborg ee Dalka Sweden ku geeriyootay Maama Faadumo budul .

Dhamaan Jaaliyada Puntland ee Sweden ayaa ka tacsiyeynaya geerida Marxuumada oo ka mid ahayd Maamooyinka Jaaliyada .

Waxaan Illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf iyo in illaahay samir ka siiyiii intii ay ka baxdey.

Aaaamiin Aaaamiin

Waxaa ka taciyeynaya geerida Marxuumada
Anigoo ah axmed c/salaan maxamed
(Gabax)
Dhamaan reer maxamed ciye
Warsame maxamed
Cabdisalasn maxamed
Cumar maxamed
Cabdulqadir maxamed
Xaawo maxamed
Iyo ilmo maxamuud ciye
Adeer shirwanaaje
Dhamaan ilmo gabax
Deeqo gabax. c/wali gabax
Duniyo .c/caziz. Maxamed gabax muxidiin gabax .cabdi kariim gabax.
Dhamaan ilmo gabax
Yasin warsame
Nasro warsame
Iyo dhamaan ilmo warsame
Ilmo maxmuud carabeey
Dhamantood
Iyo
reer sheikh xuseen
Dhamaantood
Dadkaasoo dhan waxay tacsi u dirayaan
Eedo faadumo maxamed ciye.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles