Waxaa halkaan tacsi loogu dirayaa Ilma Jaamac Xasan iyo guud ahaa Ehelka iyo Qaraabada geeridii maanta ku timid Alla ha u naxariistee Jamac Xasan Samatar oo maalmahaan xanuunsanaa, Marxuumku wuxuu ku geeriyooday Gaalkacyo
Marxuumkana waxaa ILLAAHAY uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf, Ehelkii iyo Qaraabadii iyo awlaadii uu ka tagayna samir iyo iimaan.
AAAASMIIN AAAAMIIN AAMIIN
Tacsida waxaa nasoo gaarsiiyey Axmed Dhakal