Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Khudbad Taariikhi ah oo Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Cali...

Xaflad balaaran oo ay Jaaliyada Puntland ee UK kusoo dhaweyeen Wasiirkii hore ee Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa waxay khamiistii ka dhacdey Magaalada London. Xaflada Waxaa khudbado ka...

View Article


Ku simaha RW ayaa ka tacsiyeeyey dilkii saaka loo gaystay Marxuum Anwar Xaaji

Muqdisho, 21, June, 2015…Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cabdullahi Axmed Jamac Ilka Jiir, Maamulka Xafiiska, Agaasimayaasha waaxeyaha iyo Dhamaan shaqaalaha iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Sababa Khasaaraha Ba’an Ee Ciidamada Puntland Kasoo Gaara Shilalka...

Ugu horeyn, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan ciidamada qalabka sida ee Puntland shilkii naxdinta lahaa ee maantey ka dhacay Buura-Wadal Gobalka Sool, waxaan sidoo kale u tacsiyeyn...

View Article

Jubaland oo taageertey mowqifka Puntland ee Maamul usameynta Gobolada Dalka

Warsaxaafadeed kasoo baxay maanta 21.06.2015 Madaxtooyada Jubaland ayaa lagu taageeray Mowqifkii Puntland ee ku aadanaa Maamulka laga sameynayo Gobolada dhexe , Federaalka iyo iskudayga lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Philippe Lazzarini oo maanta sagootin loogu sameeyey Villa Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa macasalaameeyey Philippe Lazzarini oo ahaa Ku xigeenkii Wakiilkii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu xilsaaraa Arimaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UN Special Representative for Somalia condemns attack on United Arab Emirates...

Mogadishu, 24 June 2015 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, condemns in the strongest terms today’s attack on a United Arab Emirates convoy in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nickolas Kay oo Cambaareeyey Weerarkii Muqdisho lagula beegsadey Wafdi...

Muqdisho–24Jun.2015–Pi– Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u jooga Soomaaliya Nickolas Kay ayaa cambaareeyey weerarkii kooxo Naftood haligayaal ah ay ku qaadeen Kolonyo Baabaara oo ay saaraayeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geeri– Illaahay Naxariistii jano haka waaribiyee waxaa geeriyoodey...

Wadanka UK waxaa maanta oo khamiis ah 25.06.2015 ku geeriyoodey Marxuum Cabduqaadir xaaji maxamed masalle,  Alla ha u naxariistee Cabduqaadir xaaji maxamed masalle wuxuu ka mid ahaa Masuuliyiintii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi– Marxuumad Caasho Xirsi Nuur oo maanta 25 juun 2015 ku geeriyootey...

Ina lilaahi wa inaa ilaahihi raajacuun. Geeridu waa xaq waxaa maanta khamiis 25 juun 2015 ku geeriyooday magaalada Copenhegan Dalka Denmark Marxuumad Caasho Xirsi Nuur oo ka mid ahayd maamooyinka,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirada Ardeyda Jaamacadaha Burundi oo xoog ku galaya Safaarada USA ee...

Waxaa maalinba maalinta ka dabeysa sii kordhaya xiisadaha deganaansha la’aanta Dalka Burundi, waxaa eii kordhaya cadaadiska ay xuluumadu ku heyso kooxaha mucaaradka iyo shacabka ay u arkaan iney...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka maanta “Maanta 26 Juun Xussu Qaran,, Calankii awoowayaasheen”

26 juun 1960 55 sano ka dib, Maanta 26 juun 2015

View Article

US condemns today’s terrorist attacks in France, Kuwait, Somalia, and Tunisia,

United States Of America strongly condemns today’s terrorist attacks in France, Kuwait, Somalia, and Tunisia, John Kirby, US Department Spokesperson said “The United States condemns in the strongest...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mu’tamarkii laqaban jiray sanad walba bisha Julay, laguna qaban jiray wadanka...

Ogaysiis’ dhamaan umada soomaliyeed ee ku nool waqooyiga yurub waxaa la,ogaysiinayaa in Mu-tamarkii laqaban jiray sanad walba bisha Julay, laguna qaban jiray wadanka Swedan , in sanadkaan lagu qabanayo...

View Article


Maqaal.. “Wali ma innagaaba is ogaannay!….. ” W/Q. Axmed-yaasiin  Max’ed Sooyaan

Bishii barakaysnayd ee Ramadaan Alle idankii waa soo noqotay!.. Ramadaan Mubaarak!..waa bil aad loogu farxo.Waa bishii waxyiga. Waa bishii quraanka.Waa bishii jihaadka iyo guulaha Muslimiinta!…waa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad Aroos oo loo diraayaa C/nuur Faarax Maxamuud iyo  Marwadiisa Xafso...

Tahniyad Aroos oo loo diraayaa C/nuur Faarax Maxamuud iyo Marwadiisa Xafso Muuse Nuux Maxamuud  oo arooskoodu ka dhacay Dalka BRazil, magaallada Fransico Beltrao Waxaa tahniyada  diraya  ehelka &...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi.. Marxuum Cali jaamac guhaad (Cali yare) oo maanta 27.06.2015 ku...

Alla ha u naxariistee Waxaa maanta Dalka New Zealand ku geeriyoodey Marxuum Cali jaamac guhaad (Cali yare) Waxaan illaahay uga baryeynaa marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf.. Aaamiin Aamiin. Waxaa...

View Article

Daawo Warka Puntland tv ee Caawo “Mudaharaadyo iyo shirar looga soo horjeedo...

View Article


Tacsi.. Marxuum Cali Cabdile Cabdixoosh oo Gaalkacyo ku geeriyoodey Gaalkacyo...

Ina lilahi wa ina ileyhi rajicuun.. alla ha u naxariistee waxaa shalay 28 June 2015 Magalada Galkacyo ku geeriyoodey Alla ha u naxariistee Marxuum Cali Cabdile Cabdixoosh kuna magaca dheera Cali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Stakeholders-ka 2016 oo go’aan wada jir ah qaadanaya iyo Waxay kaloo soo...

Warar dublamaasiyadeed oo Puntlandi heleen ayaa waxay sheegayaan in Sadexda Saxiixe ee nidaamka Dowliga 2016ka waa Puntland, KoonfurGalbeed iyo Jubaland ay dhowaan soo saari doonaan Mowqif ku aadan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo hambalyo u diray Dadka Soomaaliyeed...

Xafiiska Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) WAR-SAXAAFADEED 23/2015 Muqdisho, 1 Juulyo 2015: Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live