Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Agaasimaha Protocolka Madaxtooyada Puntland Cabdisalam Xasan Ducaale oo tacsi diraya

$
0
0

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Diiriye Muuse Mataan oo galabta 15.06.2015 ku geeriyooday magaalada Garoowe, waxaana Illaahay uga baryayaa Janatul Fardawsa,dhammaan reer Diiriye Muuse Mataan waxaan leeyahay Samir iyo Iimaan. Aamiin Aamiin.

Agaasimaha Protocolka Madaxtooyada Puntland Cabdisalam Xasan Ducaale.

www.puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles