Dowladda Soomaaliya fadeexad weyn ayey ku dhacday, Kolkii ay cambaaraysay...
Go’aankii dowladda Soomaaliya ay ku gaartay inay ka qayb qaadato muranka siyaasadeed ee ka dhex aloosmay labada dowladood ee Sucuudi Caraabiya iyo Sweden wuxuu ahaa go’aan dhabarjab weyn ku keenay...
View ArticleBREAKING– Faahfaahin, Diyaaradii Germanwing oo uu Duuliyihii labaad kas u...
Sida ay sheegeen Masuuliyiinta Faransiiska ee baarayay mid ka mid ah labadii Sunduuqa Madow ee Diyaaradii Germanwing ee talaadadii ku burburtay Buuraha Alpens ee Dalka Faransiiska Duuliyihii labaad ee...
View ArticleDhagayso Suna Wal Jameeca oo si kulul u eedeysay Dowlada Federaalka sheegeyna...
War Saxaadadeed ay soo saareen Ehlu Suna Wal Jameeca uuna saxaafada u akhriyey Sargaal ka tirsan Ehlu Sunatul Wal Jameeca ayaa Dowlada Federaalka lagu eedeeyey iney jabisay heshiiskii ay bishaan...
View ArticleShirkadaha Diyaaradaha Caalamka oo durba bilaabay iney wax ka badalaan...
Kadib markii ay soo baxeen in Diyaaradii GermangWing ee fly 4U9525 ee ku burburtay Salaasadii Buuraha Alps Dalka Faransiiska in uu si ulakac ah u ridey Diyaarada mid kamid ah labadii Duuliye ee...
View ArticleDaawo sawirada Xildhibaan CabdiBare Yusuf Jabril oo London lagusoo dhaweeyey
Xildhibaan Cabdi Bare Yusuf oo ka mid ah Xildhibaanada ugu caansan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo booqasho ku maraya Qaarada Yurub si uu ugu xog waramo Qurba joogta Soomaaliyeed ayaa ka cag...
View ArticleBreaking News– Qarax lala beegsadey Hotel Maka Al- Mukarama
Hotel Maka Al-Mukarama ayaa lala beegsadey Weerar loo adeegsadey Baabuur waxyaabaha Qarxaa ka buuxaan Ilaa hada faahfaahin lagama hayo khasaaraha. Puntlandi Muqdisho
View ArticleWar Deg Deg ah– Hotel Maka Almukarama oo qarixii kadib ay Maleeshiyadii...
Wararka aan hada ka helayno Hotel Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisgo waxay sheegayaan in Maleeshiyo loo badinayo iney Al-shabaab yihiin ay Hotelka la wareegeen. Goor dhaweyd ayaa qarax lala...
View ArticleBREAKING NEWS– Hotel M.A.M. oo lagali waayey walina la heysto, Shir ayaa...
Hotel Maka Al Mukarama ayaa wali waxaa heysta Maleeshiyaadkii Qabsadey Saacado ka hor, Xiliga weerarku dhacay waxaa Hotelka ka socdey Shir waxaana loo badinayaa in Wasiiro ay ku jiraan Hotelka inkastoo...
View ArticleInnaa Lilaahi wa innaa ileyhu Raajucuun Ambasador Yusuf Ismaaciil Baribari oo...
Illaahay naxariistii haka waraabiyee Ambasador Yusuf Ismaaciil Baribari wuxuu caawa ku geeriyoosey Muqdisho kadib Dhawac kasoo gaaray Qarixii galabta æala beegsadey Hotel maka Almukarama. Ambasadorka...
View ArticleMadaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Gaas oo ka tacsiyeeyey Geeridii Ambasador...
Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhambaal tacsi ah u direy Shacabka Soomaaliyeed, Reer Puntland gaar ahaan Xaaskii iyo Caruurtii iyo Guud ahaan Qoyskii, Ehelkii,...
View ArticleMinneapolis City Council Member Warsame to host listening session Friday,...
March 27, 2015 (MINNEAPOLIS) Minneapolis City Council Member Abdi Warsame will host a listening session on Riverside Plaza tenant concerns at 6 p.m. Friday April 3rd in the Brian Coyle Community...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Australia oo ka tacsiyeynaysa geerida Ambasador Yusuf...
Tacsi Inaa Lilaalhi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun .Anniga oo ku hadlaya dhamaan magaca Jaalliyada reer Puntland ee Australia waxaan tacsi u dirayaa ehelkii uu ka geeriyooday Yusuf Ismaciil Bari-Bari...
View ArticleCiidamada Amisom oo xoog ku galay Hotel M.A.M kadib markii kuwa DF ay saacado...
Ciidamada Dowlada Fedraaalka ayaa ku fashilmey iney soo afmeeraan werarkii socdey ku dhowaad 7 saacadood. Galabta 5:25 galabnimo shalay 27 maarso ayaa kooxo hubeysan ay qabsadeen Hotel Maka...
View ArticleNickolas Kay oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Ambassador Yusuf Bari Bari
Muqdisho: 28 Maarso - Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya SRSG Nikolas Kay ayaa aad u cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee shalay lagu qaaday Hoteel ku...
View ArticleUN envoy Kay condemns terrorist attack on Mogadishu hotel and killed...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release PRESS STATEMENT 11/2015 I was saddened to learn that Somalia’s Permanent Representative to the UN Office in Geneva, H.E....
View ArticleQabanqaabada Aas Qaran oo loo sameynayo Marxuum Ambasador Baribari oo ka...
Waxaa Magaalada Garowe ka socda qaban qaabada Aas qaran oo Garowe loogu sameynayo Illaahay Naxariisti jano haka Waraabiyee Ambasador Yusuf Ismaaciil Bari Bari, Aasku wuxuu dhacayaa Beri oo axada. Dalka...
View ArticleBreaking News– Diyaaridii sidey Marxuum Baribari oo hada ka duushey Muqdisho
Illaahay naxariistii jano haka Waraabiyii Marxuum Ambasador Yusuf Baribari ayaa hada Laga qaadey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho , Waxaana loo qaadey Waxaa Garoonka kusagootiyey Raysal wasaare Cumar...
View Article