Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntland ee Australia oo ka tacsiyeynaysa geerida Ambasador Yusuf Ismaaciil Bari bari

$
0
0

Tacsi
Inaa Lilaalhi Wa-inaa Ilayhi Raajicuun

.

.

Anniga oo ku hadlaya dhamaan magaca Jaalliyada reer Puntland ee Australia waxaan tacsi u dirayaa ehelkii uu ka geeriyooday Yusuf Ismaciil Bari-Bari Ambaassadoorkii u qaabilsanaa Xuquuqul insaanka Soomaliya iyo dhamaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka reer Puntland geeridaas ku timid Ambaasadoor Yusuf.

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay goobtaas inuu caafimaad degdeg ah siiyo intii dhimatayna ehelkooda ka samirsiiyo.

Omar Mohamud Farah OAM

Guddoomiyaha Jaalliyada Puntland ee Australia

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles