Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING NEWS– Hotel M.A.M. oo lagali waayey walina la heysto, Shir ayaa Hotelka ka socdey oo Masuuliyiin Sarsare baa ku jirey

$
0
0

breaking nesHotel Maka Al Mukarama ayaa wali waxaa heysta Maleeshiyaadkii Qabsadey Saacado ka hor, Xiliga weerarku dhacay waxaa Hotelka ka socdey Shir waxaana loo badinayaa in Wasiiro ay ku jiraan Hotelka inkastoo Dowlada Federaalku ay ka gaabsatay iney warkaan ku u saabsan Wasiirada ku jira Hotelka ay xaqiijiyaan.

Xaaladu waa cakiran tahay ciidankuna way ka baqayaan iney Hotelka gudaha u galaan Hotelka, Hada jawigu wuu isbadalay oo habeyn ayay noqotey aaskii ayaa madoobaadey.

Sargaal ka tirsan Nabadsugida oo Puntlandi ka hadley wuxuu sheegey in Maleeshiyaadka heysta Hotelku ay si buuxda u kantaroolayaan Hptelka Gudihiisa isla markaasna ay adag tahay in Ciidanku ay weeraraan gudaha Hptelka.

Wixii soo kordha kala soco Puntland


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles