Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Gaas oo ka tacsiyeeyey Geeridii Ambasador Yusuf Ismaaciil Bari-bari

$
0
0

Madaxweyne Gaas  (8)
Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhambaal tacsi ah u direy Shacabka Soomaaliyeed, Reer Puntland gaar ahaan Xaaskii iyo Caruurtii iyo Guud ahaan Qoyskii, Ehelkii, Asxaabtii uu ka geeriyoodey Illaahay naxariistii jano haka waraabiyee Marxuum mbasador Ismaaciil Yusuf Bari-bari oo maanta lagu diley Magaalada Muqdisho.

Madaxweynuhu wuxuu sigaara ugu tacsiyeeyey Marwadii uu ka tagay Marxuumku, Marwwo Samsam Jamac Abshir Dhoore oo ku sugan Geneva Switzerland.

Madaxweynuhu wuxuu Marxuumka uga baryayaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

dhowaan naga filo nuqulka Dhamaalka Tacsida ee Dowlada Puntland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles